ugu hooseeye
(m.l)

Qiimaha ugu yar ama ugu hooseeya.

ugu hooseeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(xis.) Bar ku taalla garaaf fansaar taas oo leh qiimaha ugu hooseeya ee ku dhex jira gaalis. Haddii fansaarku yahay xood si joogta ah isu haysta, u hooseeyaha fansaarku waa bar noqod; taas oo ah tiirada taabtaha marka loo eego xoodka ay si joogto ah isaga beddesho min togane ilaa tabane iyada oo maraysa eber.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugu hooseeye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg